Dowladda Mareykanka ayaan had iyo goor ku eedeynaa inay lug ku leedahay burburka dalka Soomaaliya. Hadii taasi run tahay, iyo hadeysan ahaynba, waxaa cad in dadka Mareykanka (shacabka ah) aan dhamaantood aysan naga mutaysan inaan eedaas gaarsiino. Dekadda Muqdisho ayaa shalay waxaa kasoo degtay caawinaad ka timid shacabka Mareykanka oo aheyd daawo. Hoos ka aqriso
in reference to: http://hiiraan.com/news/2010/Feb/wararka_maanta12-8922.htm (view on Google Sidewiki)
No comments:
Post a Comment